![Free-eBooks.net](/resources/img/logo-nfe.png)
![All New Design](/resources/img/allnew.png)
100% Bilaash, 100% Xalaal, 100% Soomaali.
Tarjumaaddii: Maxamuud Maxamed Cabdi (1985) iyo kuwo kale.
Farsamadii, dib-u-qoristii iyo habeyntii: Eng S Jama.
Fadlan, ogow tafsiirkani waa tarjumaad guud, si ardeyda iwm ay u fahmaan macnaha Quraanka Kariimka ah.
Wixii faah-faahin dheeraad ah, sharraxaad badan ama faallo gaar ah u sii baahan, fadlan, la kaasho khubarada/culimada tafsiirka Quraanka ku takhasustay.
--- *** ---